(Sawirro) Dhulgariir lagu baaba’ay oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Turkiga & Siiriya

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 7.8 ayaa ku dhuftay koonfurta dalka Turkiga iyo waqooyiga Suuriya subaxnimadii hore ee saaka kaasoo dumiyay dhismayaal waxaana ku dhintay ugu yaraan 568 qof. Iyadoo boqollaal qof ay ku dhaawacmeen, waxaana la filayaa in khasaaruhu uu kordho iyadoo shaqaalaha samatabbixintu ay baarayeen burburka magaalooyinka aaggaas. Labada dhinac ee xuduudka, dadka … Continue reading (Sawirro) Dhulgariir lagu baaba’ay oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Turkiga & Siiriya